Askari Soomaali Mareykan ah oo Dambi dil ah lagu helay (Daawo Sawirro)

Guddi xeer-beegti ah oo todobaadyadi lasoo dhaafay eegayay dacwad dil ah oo lagu soo oogay Maxamed Nuur oo horay uga tirsanaa booliiska magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota  ayaa ku helay laba danbi oo dil ah. Maxamed Nuur ayaa lagu helay in si aan ku tala gal aheyn u dilay Haweeney lagu magacaabo Ruszczyk Damond oo u … Continue reading Askari Soomaali Mareykan ah oo Dambi dil ah lagu helay (Daawo Sawirro)